Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 3aad - Yuusuf
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Yuusuf qabkiisii iyo xaasidnimadii walaalihiis ayaa muujiyey in
*
dadka ayan lahayn hab ay dembiga kaga adkaadaan.
dadku ay yihiin kuwo aan caawimaad haysan oo u dayacan sharka.
xaaladda dembiga ay ku jirto niyadaha dadka.
2. Markii Yuusuf dib u eegay noloshiisii hore iyo dhacdooyinkii u keenay qabsashadiisii wuxuu arki karay in
*
Ilaah u badbaadiyey noloshiisa ulajeeddo.
uu yahay qof nasiib u yeeshay inuu dhibaatoodo.
dadka riyadoodu ee mustaqbal guul leh ayan badanaa rumoobin.
3. Qisadii Yuusuf waxay ina baraysaa in Eebbe oo lagu kalsoonaado ay macnaheedu tahay 3
*
inaan rajobeelno oo aqbalno nasiibka ama ayaanka.
inaan isu dhiibno dhacdooyinka oo ka rajobeelno cusboonaysiinta nolosha.
inaan si buuxda u aqbalno waxyaabaha Ilaah nolosheenna u keeno.
4. Dhacdooyinkii Yuusuf waxay ina bareen in
*
casharrada nolosha sida badan ay innaga khasaariyaan sanooyin muhiim ah.
jirrabaadda ay faa'iido u tahay kuwa la jirrabay oo keliya.
Ilaah sida badan ka dhex shaqeeyo hal qof si uu kuwo badan u barakadeeyo.
5. Yuusuf wuu iskibrin lahaa markuu jagadaas gaaro oo waxaa gubi lahaa fikradda ah inuu aarsado haddanay ahayn
*
dareenkiisii sarreeyey ee iscelinta.
naxariista Ilaah ee ku jirtay isaga.
xilkasnimadiisii oo ku caawisay inuu ka gudbo dareemadaas.
RUN MISE BEEN
6. Ilaah wuxuu u oggolaaday Yuusuf inuu silco si uu xiriir sokeeye ula yeesho oo uu ugu diyaariyo hawshii adkayd ee soo socotay.
*
Run
Been
7. Markaynu dib u eegno dhacdooyinkii noloshii Yuusuf, waxay xaaladdu ku soo biyo-shubanaysaa inuu ahaa mid nasiib ku socday.
*
Run
Been
8. Yuusuf noloshiisii waxay muujinaysaa in markii jirrabaaddu inoo timaaddo aynu wax yar samayn karno si aynu uga hortagno ama uga guulaysanno jirrabaaddaas.
*
Run
Been
9. Ilaah wuxuu u isticmaalay dhacdooyinkii Yuusuf inay faa'iido kama dambeys ah u noqoto dad badan.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Waxaynu arkaynaa daryeelka Eebbe iyo waxyaabaha uu siiyey dadkiisa ee ku cad noloshii Yuusuf, taasoo Ilaah maareeyey ________ si doonistiisa loo yeelo.
*
11. Yuusuf dabeecaddiisii is-hoosaysiinta lahayd ee uu ugu shaqeeyey ninkii reer Masar ee maalqabeenka ahaa ayaa waxay mujinaysaa in kibirkiisii isku beddelay is-hoosaysiin oo waxay ahayd wax muujinaya inuu su'aal la'aan ku aqbalay ________ Eebbe.
*
12. Inkastoo uu ahaa mid ku dhibaatoobay nacaybkii walaalihiis u qabeen, haddana Yuusuf ma uu doonayn inuu ka ________ iyaga.
*
13. Yuusuf dabeecaddiisii iyo hawlkarnimadiisii uu ka muujiyey xabsiga iyo markuu ka shaqaynayey gurigii sarkaalka ayaa labadaba muujiyeen ________ iyo addeecista Ilaah.
*
14. Eebbe wuxuu sida badan isticmaalaa ________ adadag si loo barakadeeyo dadkiisa.
*
15. Jawaabtii Yuusuf uu siiyey walaalihiis kuwaas oo ula dhaqmay si foolxun waxay ina tusaysaa inuu ahaa mid fahmay ulajeeddooyinka Ilaah oo aqbalay ________ Ilaah.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 6