
Ciise Masiix ayaa ka adkaaday awoodda dhimashada.
Qabriga Ciise waa madhan yahay... tani waa ka duwan qabuurihii nebiyada.
Ma jeclaan lahayd macluumaad dheeraad ah? Marka, nagu soo qor. Hase yeeshee, bal hubi inaad si sax ah u qortay cinwaankaaga iimaylka! Waayo, waa lagamaarmaan haddii aad jawaab naga doonayso!
