Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 6aad - Ishaacyaah
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Ishacyaah muuqaalkiisii Rabbigaa Awoodda leh waxay muujinaysay
*
xoogga Ilaah iyo itaaldarrida dadka
quduusnimada Ilaah iyo nijaasnimada dadka
caddaaladda Ilaah iyo caddaaladdarrada dadka
2. Masaalka beerta geed-canabku wuxuu muujinayaa in Eebbe ka doonayo dadka inay
*
jacayl iyo addeecis ugu beddelaan deeqdiisii
u shaqaystaan sidii ay ku noqon lahaayeen carruurtii Eebbe iyagoo samaynaya shuqullo wanaagsan
jawaab noocay doontaba ha noqotee ka celiyaan daryeelkiisa
3. Dadka, tabarta daran markii jirrabaadda sharku ku timaaddo, waxay u baahan yihiin muujinta Ilaah ee
*
naxariista, taasoo adkaynaysa beer-nugaylkiisa
weynaantiisa, taasoo ka badbaadisa baaba'a
caddaaladdiisa, taasoo hubaashii ciqaabta dembiga
4. Markii Eebbe quduusnimadiisa iyo caddaaladdiisu ayan dembi oggolaan, jacayl buu ku sameeyey jid uu dembiilaha toobadkeenaa uu ku helo cafis isagoo
*
doonaya caabudaad loo raacayo xeerar lagu noqnoqdo
aqbalaya waaqdhaaca xoolaha inay calaamad u tahay in qaantii la bixiyey
doonaya bixinta ganaax ku habboon ciqaabta
5. Isagoo isticmaalaya nebiyada ayuu Eebbe shaaca ka qaaday in waaqdhaaca xooluhu uu yahay
*
si meel loogu helo dhibaatada dembiga aan la daawayn karin ee dadka
waaqdhaaca ama allabbariga kama dambays ah oo loo bixiyey dembiga
calaamad ku meel gaar ah oo tilmaamaysa waaqdhaaca kaamilka ah ee imanayey
RUN MISE BEEN
6. Ishacyaah, oo ahaa mid ka mid ah nebiyadii ugu waaweynaa, ayaa waxaa jeclaystay dad badan waayo isagu wuxuu ka yimid qoys masaakiin ah.
*
Run
Been
7. Muuqaalkii Ishacyaah ee Ilaah laga tusay si weyn buu isaga u saameeyey waayo wuxuu arkay quduusnimada Ilaah marka loo barbardhigay kharribnaanta dadka, taasoo keenaysay ciqaab la hubo.
*
Run
Been
8. Farriinta xukunka ee uu Ishacyaah ku wacdiyey waxay u muujisay dabeecadda Ilaah sida aabbe ulajeeddadiisu tahay inuu ciqaabo carruurtiisa fasahaadday.
*
Run
Been
9. Waaqdhaaca xoolaha wuxuu ahaa calaamad muujinaysa waaqdhaac weyn oo dhab ah, oo waaqdhaacaasu wuxuu ahaa Bixiyaha, kaasoo dadka ka dhex muuqan lahaa oo ka badbaadin lahaa dadka dembiga ku dheggan.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Si uu uga digo dadkiisa xukunka ama ciqaabta soo socota, Eebbe wuxuu u baahnaa ________.
*
11. Ishacyaah wuxuu inoo sheegay in furashada Ilaah ay u diyaar tahay kuwa aqbali doona ________.
*
12. Ishacyaah wuxuu ogaa in ficillada diimaha ayan dadka ka ________ karin dembigooda.
*
13. Ulajeeddada waaqdhaaca xoolaha wuxuu ahaa inuu sharraxaad ka bixiyo ________ dembiga.
*
14. Ishacyaah wuxuu sii-sheegay in iftiinka rajada soo bixi doono si uu u beddelo mugdiga caloolxumidda markii Bixiyahu yimaado, kaasoo ka dhalan doona ________.
*
15. Oggolaanshaha Addoonku ee inuu waaqdhaac ahaan naftiisa u bixiyey aawadeed, ayaa nabaddii ka dhexaysey ________ iyo banii-aadanka dib loo soo celin karaa.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 6