Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 8aad - Ciise
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Dhalashadii Ciise Masiix wax-sii-sheegid ayaa lagu kaamilay
*
markii malaa'iguhu qasiidooyin Ilaah ammaan ah ku qaadeen buuraha Yahuudiya dushooda
markii malaa'igtu ogeysiisay Akhbaarka Wanaagsan ee dhalashada Badbaadiyaha
meeshii uu ku dhashay ee ahayd Naasaret
2. Calaamadda waaqdhaaca ama allabbariga, ayaa Ilaah madaxfurasho ugu keenay inankii Ibraahim. Waxaynu kaloo aragnaa in Masiixa loo keenay sidii
*
madaxfurashada banii-aadanka oo dhan
inuu muujiyo baahida joogtada ah ee loo qabo waaqdhaaca ama allabbariga
madaxfurasho ay lahaayeen dadkii Eebbe ee berigaas
3. Isagoo ah mid aan eed lahayn, hoggaansan, aan dembi lahayn; oo dusha ku qaatay murugo, silic, iyo hoosaysiin, ayuu Masiixu noqday muujintii ugu weynayd ee Ilaah ku tusayey
*
jacaylka, kaasoo aan u fiirsan kaamildarrada iyo dembiga
waaqdhaaca, kaasoo bixinaya ciqaabta xadgudubka
samirka, kaasoo caddaynaya khaladaadka
4. Sidii nebiyadii ka horreeyey ay dadka bareen, ayaa Ciise Masiix dadka baray in Ilaah uu ciqaabayo dembiga laakiin uu keenayo jid lagu badbaadiyo
*
dadka oo dhan, isagoo aan eegayn sida ay uga jawaabaan wixii uu u keenay
kuwa la doortay, kuwaasoo lagu doortay ficilladooda wanaagsan aawadood
5. Ciise Masiix wuxuu baray in dadka dembiga ugu dhaceen doorashadooda aawadeed; sidaas daraadeed, si ay u badbaadaan waa inay
*
la yimaaddaan go'aan xoog leh si uu u diidaan samaynta dembiga
baabi'iyaan natiijada dembiga ay doorteen iyagoo ajar ururiyo
doortaan inay helaan faa'iidada naxariista Eebbe
RUN MISE BEEN
6. Farriinta ugu muhiimsan ee nebiyada, sida Muuse, Daa'uud, iyo Ishacyaah waxaa xuddun u ahaa qofnimada iyo hawlaha Ciise Masiixa.
*
Run
Been
7. Markii uu la halgamayey jirribaadda Shayddaanka, ayaa Ciise Masiix muujiyey in qof jirribaadda ka guuleysan karo haddii ay ulajeeddadiisu tahay inuusan dembaabin.
*
Run
Been
8. Xeerkii calaamadda ahaa ee waaqdhaaca xoolaha, ayaa Ilaah sharraxaad ka bixiyey sida caddaaladda iyo jacaylka laysugu dhinac wadi karo.
*
Run
Been
9. Inkastoo waaqdhaaca ama allabbariga Wanka Ilaah ee kaamilka ahi ku filan yahay furashada banii-aadanka oo dhan, ayaa haddana cafintu u timaaddaa oo keliya kuwa rumaysad ahaan aqbala in allabbarigan iyaga loo keenay.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Hadal nebiyeedka oo dhan waxaa xuddun u ahaa qofnimada iyo hawsha ________.
*
11. Ciise Masiix wuxuu dadka baray inay kaga guulaysan karaan jirrabaadaha Shayddaanka awoodda ________ ee qoran.
*
12. Dadku waxay dembiga ugu dhacaan markii ay sameeyaan doorasho, waxaana badbaado ku heli karaan oo keliya ________.
*
13. Sarakiciddiisii dabadeed, Ciise, isagoo ka bilaabaya Muuse, ayuu u sharraxay xertiisii wixii nebiyadu yiraahdeen ee ku saabsanaa ________.
*
14. Inkastoo ay dhici karto inaynaan marnaba si buuxda u fahmin jacaylka Ilaah iyo dabeecadda waaqdhaaciisa, xiriirka aynu isaga la leenahay waa inuu ku salaysnaadaa kalsooni: waana inaynu aqbalno isaga, innagoo ________.
*
15. Ma aha oo keliya in Ciise Masiix u silcay beddelkeenna si uu inooga xorreeyo hoos-u-dhiciddii uu dembigu inoo keenay iyo dabka naarta, laakiin wuxuu kaloo u silcay si uu u soo celiyo ________ aynu Eebbe la lahayn.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 4