Nolosha Cusub

Nolosha Cusub

Bogga Dhegeysiga Qasiidooyinka Cabdulqaadir Mursal

Picture1 Sannadkii 1988, waxaa la duubey cajalad uu Cabdulqaadir Mursal 11 qasiido ku hoggaaminayo oo ay wada qaadayaan Kulankii Masiixiyiintii Soomaaliyeed ka dhici jirtey kaniisaddii Croce del Sud ee ee Muqdisho.

Cabdulqaadir Mursal 11 qasiido ayuu ku jiibinyaa, qasiidooyinka 3,5,7-12 waxaa qoray isaga, halka qasiidooyinka 2,4, iyo 6 uu qoray Aadan Jimcaale Faarax. Qasiidooyinkiisa oo dhan, erayada oo dhammi waxay ku salaysan yihiin xaqiiqooyinka Injiilka ee ku jira akhbaarka Injiilka, iyada loo qaadayo qaabka digriga ee suufiyada. Cajaladihii hore ee rikoodhka ayaa qasiidooyinka lagu duubay, dabadeedna waa la casriyeeyey oo kumbuyuutarka ayaa la geliyey, si ay dadku fursad ugu helaan inay dhegeystaan codka Soomaaligan Masiixiga ah ee Ilaahay hibada gabayga siiyey. Croce%20del%20Sud%20Cathedral%20Muqdisho

Qasiidooyin

1. Gogoldhigga Qasiidooyin

2. Haye aan Ammaannoo

3. Xalay Baan Masiixii Arkoo

4. Nacaskii iyo Kii Garaadka Lahaa

5. Badbaadshow Masiixoow

6. Baaqiga Eebbow Dunida Beeray

7. Qalbigayga ku Doortay

8. Bashiirow Masiixi

9. Gacmahaa loo Hoorsan

10. Masiixeenna Weynaa

11. Nimcaalow

12. Maryamoo bikraa baa Masiixii dhashoo

Haddii aad jeceshay inaad qiso-nololeedkii Cabdulqaadir Mursal akhrisid, halkan guji.