Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 7aad - Yooxanaa Baabtiisaha
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Sidii qorshaha Ilaah ahaa Yooxanaa Baabtiisaha hawshiisu waxay ahayd inuu
*
soo koobo hawshii iyo erayadii nebiyada
ku dhiirri-geliyo dadkiisa inay dhisaan boqortooyo siyaasadeed oo xoog badan
bilaabo muujin Ilaah oo dhammaanba cusub
2. Yooxanaa wuxuu qayb muhiim ah ka geystay qorshaha Eebbe markuu soo koobay farriintii nebiyada; laakiin, farriintiisii ugu muhiimadda ballaarnayd waxay ku koobnayd
*
jawaab la'aanta dadkiisa
ogeysiiskiisii ku saabsanaa kii beddeli lahaa
ballan khuseeya kuwa rumaysadka leh ee dadkiisa
3. Erayga Wanka ama Baraarka Ilaah baa xambaarsan fikradda ah in Ilaah u keenay xal joogta ah dembiyada dadka isagoo isticmaalaya
*
aasaasiga xeerar cusub oo ku saabsan sida waaqdhaaca loo bixiyo kuwaasoo ka wanaagsan kuwii hore
hab-sharciyeed keenaya habkii loo dabooli lahaa dhaawaca dembiga
waaqdhaaciisa ama allabbarigiisa oo si buuxda u bixiya ciqaabta dembiga dadka
4. Farriinta aynu ku arkayno nebiyada oo dhan waxaa weeye in
*
Ilaah badbaado u keeno kuwa aqbala badbaadadaas
banii-aadanku ay ka fogayn karaan ciqaabta dembiga iyagoo bixinaya kharash
qof laga horjoogsan karo inuu dembaabo haddii uu u bixiyo waaqdhaac ama allabbaryo isagoo raacaya xeerka allabbaryada
5. Nebiyadu waxay wadaageen hal ulajeeddo oo midkeen walba la wadaagi karo iyaga waana: inay u go'een inay
*
ka xoroobaan wehelnimada dadkoodii dembiga lahaa.
gaaraan heer dembi la'aan in kastoo ay dembiyo markaas ku hareereysnaayeen
wax badan ka sii ogaadaan Kan imanaya iyo Badbaadadiisa
RUN MISE BEEN
6. Nebi Ishacyaah wuxuu sii-sheegay in Ilaah uu soo diri doono mid ogeysiiya dadka imaanshaha Bixiyaha, qofkaasuna waa nebi Yooxanaa Baabtiisaha.
*
Run
Been
7. Hawshii Yooxanaa waxay soo jiidatay dad yar, waayo wacdiskiisa wuxuu la mid ahaa kan hoggaamiyayaashii kale ee waqtigaas.
*
Run
Been
8. Yooxanaa Baabtiisaha wuxuu ka faallooday in Ilaah u sheegay inuu dadka xaqiijiyo in Ciise yahay muujintii la ballanqaaday, waa Bixiyaha e.
*
Run
Been
9. Ciise wuxuu si adag ugu canaantay Yooxanaa shakigiisii oo wuxuu caddayn u raadsaday Qorniinka si uu u caddeeyo inuu yahay Masiixa.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Hawshii Yooxanaa waxay ahayd inuu jidka Eebbe u diyaariyo si uu dadka ________ muujiyo.
*
11. Ogeysiiskii Yooxanaa ee ku saabsanaa soo bixidda "Kii imanayey" ayaa ulajeeddadeedu ahayd in dadkii sugayey ogaadaan in wax-sii-sheegidihii la ________.
*
12. Yooxanaa Baabtiisaha Ciise dadkii u horkeenay sida isagoo ah nebi si loo kaamilo wax-sii-sheegiddii Ishacyaah ee ahayd in mid imanayo si uu dembiyada iyo murugada dadka u qaado oo u keeno ________.
*
13. Waa muhiim in Wanka Ilaah oo ah addoonkii silcayey ee lagu sheegay wax-sii-sheegiddii Ishacyaah uu u dhasho inuu ________ isagoo noloshiisa u bixinaya madaxfurashada dembiyada banii-aadanka.
*
14. Ciise Masiix wuxuu ka jawaabay su'aashii Yooxanaa Baabtiisaha ee ku saabsanayd aqoonsigii Ciise Masiix, isagoo u hadlayey si ________ qudheedu isu muujiso.
*
15. Markii Yooxanaa ogeysiinayey ama barayey dadka in Ciise Masiix yahay Wankii Ilaah, wuxuu xaqiijiyey hadalladii ________ kale oo dhan, kuwaasoo hadlay isaga hortiis.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 4