Nolosha Cusub

Nolosha Cusub

Tafsiirka Korintos Kowaad

  1. Rasuul Bawlos Warqad Buu U Qoray Dadkii Reer Korintos

  2. Rasuul Bawlos Wuxuu U Mahadnaqay Dadkii Reer Korintos

  3. Dadkii Kaniisadda Korintos Way Kala Qaybsanaayeen

  4. Waxaa Xigmadda Ilaah Lagu Muujiyey Dhimashadii Ciise Masiix

  5. Rasuul Bawlos Wuxuu Ka Wacdiyey Dhimashada Masiixa

  6. Waa Inaynu Dadka Barnaa Xigmadda Dheer Ee Ilaah

  7. Dadka Jidhka Raacaa Waa Carruur Ku Jirta Ama Rumaysan Masiixa

  8. Waxaynu Nahay Macbudkii Ilaahay Oo Uu Ku Jiro Ruuxa Ilaah

  9. Hoggaamiyeyaasha Kaniisaddu Waxay Wakiil Ka Yihiin Runta Ilaahay

  10. Wadaadka Kaniisaddu Waa Aabbaha Kaas Oo Ah Ka Hannuuniya

  11. Sino Ayaa Ka Jirtey Kaniisaddii Reer Korintos Dhexdeeda

  12. Hoggaamiyayaasha Kaniisaddu Waa Inay Xukumaan Dembiga Kaniisaadda Dhexdeeda Ka Jira

  13. Xallinta Xaalka Kaniisadda Dhexdeeda

  14. Jidhkaaga Waxaa Iska Leh Rabbiga

  15. Guurku Wuxuu Kugu Caawinayaa Ka Guuleysiga Duufsashada

  16. Dadka Qaarkiis Waa Inaanay Guursan

  17. Nimanka Iyo Xaasaskoodu Waa Inayan Kala Tegin

  18. Waa Inuusan Furin Xaaskiisa Ama Qofka Dumarka Ahi Ninkeeda Aan Masiixiga Ahayn

  19. Ha Beddelin Heerka Noloshaada

  20. Masiixiyiintu Waa Inaanay Cunin Cuntada Loo Baxshay Sanamyada

  21. Masiixiyiintu Waa Inay Kaalmeeyaan Wadaadada

  22. Rasuul Bawlos Wax Walba Wuu Noqday Si Uu Dad Ugu Soo Kordhiyo Masiixiyiinta

  23. Ilaahay Wuxuu Innagu Kaalmeeyaa Inaynu Jirrabaadda Ka Guuleysano

  24. Waa Inaynu Wax Walba Ammaan Ugu Keennaa Ilaahay

  25. Ninku Waa Madaxa Xaaskiisa

  26. Miiska Rabbigu Wuxuu Ina Xasuusiyaa Dhimashadii Ciise Masiix

  27. Kibista Iyo Koobku Waxay Ka Dhigan Yihiin Jidhka Iyo Dhiigga Masiixa

  28. Waa Inaynu Isu Imtixaannaa Miiska ama Cashada Rabbiga

  29. Hadiyaddaha Ruuxa Quduuska Waxaa Loogu Talogalay Wanaagga Kaniisadda

  30. Ruuxa Quduuska Ah Ayaa Doorta Hadiyadaheenna

  31. Kaniisaddu Waa Jidkha Masiixa

  32. Ilaah Wuxuu Doortaa Hoggaamiyeyaal Dhisa Jidhka Masiixa

  33. Jacaylku Waa Jidka Ugu fiican

  34. Jacaylku Wuxuu Ku Farxaa Waxyaalaha Saxda Ah

  35. Jacaylku Weligiis Ma Dhammaado

  36. Afafka Iyo Wax-sii-sheegidda Waa In Si Quman Loo Isticmaalo

  37. Afafka Iyo Wax-sii-sheegiddu Waa Calaamado

  38. Waa Inaynu Nidaamka Kaniisadda Ilaalinaa